Ciidanka Xasilinta Muqdisho oo la sheegay in Sharci daro ku dhisan yihiin

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Amniga Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed  ayaa shaki galiyay sharci ahaanshaha ciidanka Xasilinta ee ka howlgala inta badana Koontaroolada kuyaala magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay Wasiirkii hore ee Amniga hadana ah Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka in aysan jirin wax sharci ah ay ku dhisan yihiin ciidanka loo yaqaan Xasilinta, waxa uuna tilmaamay in … Continue reading Ciidanka Xasilinta Muqdisho oo la sheegay in Sharci daro ku dhisan yihiin